| |
Bismillahi Raxmaani Raxiim.
As-sallamu Calaykum waraxmatullahi wa barakatu.
Marka hore Allah ayaa mahad iskaleh oo inoo suurta geliyay in aan sameyno
web site kan dadkayga.com.
Marka labaad waxaan u mahad celinaynaaa dhamaan walaalaha Somaliyeed
meel kasta oo ay jogaan.
Waxaan idinku boorineynaa ama aan idinka codsaneynaa siddii aad noogu
gacan siin leheedeen si kastaba ha’ahaatee,
haddii ay ahaan laheyd dhinaca xayeysiinta, ama dacaayada, & wixii
la mid eh.
Haddi aad nagu raacsan tihiin Ra’igeena waxaan idinka rajeyneynaa
in aad nagu taageertaan.
mahad santihiin!
Please use the banners below.
(Ctrl + A) to sellect all. (Ctrl + C) to copy.
Questions, comments, or concerns, E-mail us.
|
|
| Friends |
friends banner will be here
friends banner will be here
friends banner will be here
friends banner will be here
friends banner will be here
friends banner will be here
|
|
|